SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

00:06:24

WARKA KAAB TV 12-03-2024

Laftagareen oo kulan wax badan looga hadlay laqaatay madaxa Hay’adda MSF Tammaam Alo...

BEYDHABO (KAAB TV) - Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen ayaa maanta madaxtooyada maamulka Koonf...

DENI ‘’Ciidanka Puntland way sii joogi doonaan deeganada Khaatumo’’.

Garoowe(KAAB)-Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ay  garab  taagan yihiin ciidanka ma...

Burcadbadeed Markab ka afduubtay Badwaynta Hindia.

Garoowe (KAAB )- Burcad badeed Soomaali ah ayaa bad waynta Hindiya ka af duubay Markab lagu magacaabo MV ABDULLAH, ayna saaran yih...

In ka badan 10 qof oo lagu dilay gobolka Mudug.

Gaalkacyo (KAAB )- Wararka aan ka helayo miyiga gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ku dhinteen dad badan ka dib dagaal beel...

Somaliland oo dhaliishay sida Waddamada Reer Galbeedku uga jawaabeen xiisada Badda Cas.

Somaliland (KAAB TV) – Somaliland ayaa sheegtay in sida ay waddamada Reer Galbeedku uga jawaabeen xiisada Badda Cas anay ahayn mid...

Ciidamada ATMIS oo ka Guuray Xarumaha dowlada ee Baladweyne ka dib markii…

Baladweyne (KAAB TV) – Ciidamada ATMIS Gaar ahaan kuwa  dalka Jabuuti ayaa iskaga guuray manta Guud ahaan Xerada Lama-galaay oo mu...

Dal Afrikan ah oo dadkiisa lacag la’aan uga dhigaya Korontada iyo biyaha ay isticmaalaan.

Chad  (KAAB TV) -  Qaar kamid ah dadka danta yar ee kunool qaarada Afrika ayaa dhibaato badan ku qaba helitaanka biyo iyo koronto,...

Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo bilaabay wajigii saddexaad ee dhimista ciidanka AT...

MUQDISHO (KAAB TV) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Qaramada Midoobay ayaa bilaabay kulamo looga wadashanayo w...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News