SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Maxkamada Ciidamada ayaa maanta xukuno dil iyo xabsi ciidan kuriday Sheegow iyo ilaaladiis...

Muqdisho (KAAB TV ) - Maxkamadda derajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno isugu jira dil, xabs...

Cali Guudlaawe oo kulan laqaatay guddiga farsamada ee golaha wadatashiga Qaran

Jowhar (KAAB TV) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Daba...

Madaxweyni Siciid Deni ayaa kahor yimid go’aankii Isimada maamulka Puntland

Garoowe (KAAB TV) - Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaaf...

Qarax nooca Miinada dhulka lagu aaso ayaa saakey aroortii hore kadhacay Zoobe

Muqdisho (KAAB TV) - Qarax nuuca miinada ah ayaa saakay aroortii hore ka dhacay isgooska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaana jugt...

Dhaawacyadii ugu horeeyay ayaa maanta lagaarsiiyay magaalada Qaahira ee dalka Masar

EGYPT (KAAB TV) - Warbaahinta Masar iyo ilo ku sugan xudduudka ayaa sheegay in kooxdii ugu horreysay ee dhaawaca ah ee laga soo da...

Colaadihii Hore Cashar Laguma Qaadan Miyaa?

Nairobi (KAAB) Nasiib darro waxaa ah in maanta oo dunida ay amuuro kale ka socdaan, ayna jiraan khataro kale oo saameyn ...

Maamulka Galmudug ayaa Amaro culus dul dhigay Maleeshiyada kudagaalantay halkaas

Dhuusomareeb (KAAB TV) - Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed, ayaa cutub ciidanka daraawiishta booliiska Soomaaliyeed ah u dir...

Qaar kamid ah Dalalka aan Muslimka aheyn ayaa xiriirka diblumaasi ujaray Isra’iil

Colombia (KAAB TV) - Qaar kamid ah wadamadda caalamka ee sida weyn u cambeereeya gabod falada Isra'iil kawado magaalada Gaza ayaa ...

Dibad bax xooggan ayaa saakey kabilowday magaalada Dhuusomareeb kadib dilalkii kadhacay

Dhuusomareeb (KAAB TV) - Magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaa saakay ka socda dibad baxyo looga soo horjee...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News