SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Somalia oo kamid noqotay dalalka ugu hooseeya horumarka dhanka Haweenka

Washington (KAAB TV) - Warbixin ay si wadajir ah u soo diyaariyeen labo machad oo Caalami ah ayaa lagu soo bandhigay qiimeyn lagu ...

Waxaa wali kasocda Gaza duqeymaha Isra’iil ku beegsaneyso Caruurta iyo Haweenka

Gaza (KAAB TV) - Maalintii 19aad ee dagaalka Gaza, Israa’iil waxay sii waday duqeymaha ay ku hayso dadka rayidka ah iyadoo 700 oo ...

Siciid Deni”Madashu maaha Hay’add ama golle Dastuuri oo lagu gooyo go’aano masiiri a...

Garoowe (KAAB TV) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  oo maanta furay kalfadhiga 53-aad ee baarlamaanka maamulkaasi, ...

Antonio Guterres oo khudhawaaqay hadal wadnaha jaray reer Israa’iil iyo xulafadooda

New York (KAAB TV) - Hadalkii ku dhaca lahaa ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres uu xalay ka jeediyey kulanka h...

Somaliland oo ka hadashay damaca dowladda Itoobiya ee ku aadan dekadda Saylac

Hargeysa (KAAB TV) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ey rabto in dekad ugaar ah ka helaan Somalia waxa eyna si gaar ah isha ugu...

Ciidanka Danab ee Puntland oo hanjaab u diray Saciid DENI

Garoowe (KAAB) Taliska ciidanka Danab ee Puntland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin la sheegay in Guddiga doorashada P...

Fardhiye ‘’Iska dhiciya Somaliland , difaaca dadkiina & deegaankiina ‘’

Laascanood (KAAB ) Hogaamiyaha maamulka Khaatumo ayaa weerar afka ah ku qaaday xukuumadda Somaliland oo uu sheegay in ay wali wada...

Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels ee dalka Belgium

Brussels (KAAB TV) - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium halkaas...

Xamaaz oo shuruud kuxirtay sii deysmada 55 qof oo laheystayaal ah

New York (KAAB TV) - Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa Maraykanka ayaa qoray inuu fashil ku yimid qorshe shalay oo ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News