SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Qof isa – soo miidaamiyay oo isku qarxiyay meel u dhaw Villa Somalia

Muqdisho (KAAB )  Goob aad loo ilaaliyo oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu qarxiyay qof...

Qoor Qoor oo shaqada ka buriyay mid kamid golaha Wasiiradiisa ee Galmudug

Dhuusamareeb (KAAB TV) - Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xilka ka qaaday Wasiirka Gaadiidka iyo Duu...

Maxkamadda ciidamada Kismaayo oo xukun dil ah kuriday ninkii dilay Hooyadiis

Kismaayo (KAAB TV) - Maxkamadda derajada koobaad ee magaalada Kismaayo ayaa xukun dil ah ku riday Xasan Cabdullaahi Cabdi oo ah 37...

Qayb ka mid ah Muqdisho oo la go’doomiyay- XOG & Xaqiiq

Muqdisho (KAAB ) Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaysay markii ugu horeeyay nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde gaar ahaan meelo marki...

Al-Shabaab oo weerar qaraxyo kubilowday kuqaaday Yaaqbiriweyne

Yaaqbiriweyne (KAAB TV) - Xubno katirsan kooxda Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaanka Yaaqbariweyne...

Xisbullah oo gantaalo kugaaracay ciidamada Israa’iil oo ciidamo badan loga dilay

Lubnaan (KAAB TV) - Iska horimaadyada xuduudaha ah ee u dhaxeeya Lubnaan iyo Israa’iil ayaa sii xoogeystay, iyadoo kooxda Xisbulla...

MD Deni laba daran mid dooro: Dhabbaha Mustaqbalka Puntland

Georgia (KAAB ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taariikhdu markey ahayd 13-October-2023 la hadlay shacabka Punt...

Gadiid sahay iyo Raashiin u waday Al-Shabaab oo ciidanka Galmudug gacanta kudhigeen

Galgaduud (KAAB TV) - Ciidanka maamulka Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka ee ku sugan deegaanno hoostaga degmada Baxdo ee gobolka ...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday fariisimo ciidan oo ku yaalla Galgaduud

Guraceel (KAAB) Wararka laga helayo deegaano ka mid ah  gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas weeerar ay ku qaadeen maleeshiy...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News