SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

FASHIL : Lafta- gareen iyo Xasan Sheekh oo isku afgaran waayay doorashada KGS

KAAB (Dhuusmareeb ) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud waxaa ka dhacay kulan fashil uu ku dhamaaday , kaas oo dhaxmaray Ma...

Jubbada hoose oo roob mahiigaan uu ka bilowday iyo cabsi laga qabo El Niño

KAAB (Kismaayo ) Roob mahiigaan ah oo dabaylo wata ayaa ka da'ay deegaanka Raas-kaambooni ee Gobolka Jubbada hoose. Roobkan oo ...

Ilhaan Cumar oo markeedi ka aarsatay Kevin McCarthy oo kasaaray Xisbiga

New York (KAAB TV) - Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka wakiillada Mareykanka oo ka mid ahayd xubnihii ka codeyay Kevin McCarthy afh...

Lacagta laga jartay shaqaalaha G/Banaadir yaa lagu taageerayaa?

MUQDISHO (KAAB TV) - Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir oo mudooyinka dambe wajahaayay cabsi iyo walaac xooggan oo ay kaqabaan i...

Safaarada Itoobiya ee Khartuum oo weerar culus lagu qaaday

ADDIS ABABA (KAAB TV) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar culus oo lagu qaaday xarunta safaarada Itoobiya kuleheyd m...

Ciidanka ATMIS iyo kuwa Soomaalida oo la wareegay tuulada Cali Fooldheere

Mahadaay (KAAB TV) - Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka oo garab kahelaya ciidanka ATMIS ayaa waqti dheer kadib kuguul...

Boosaaso oo yeelatay labo maamul oo iska soo horjeeda iyo khilaaf kataagan

Boosaaso (KAAB TV) - Durbaba Waxaa imaanaya Khilaaf xooggan oo ka dhex bilowday dhisida golaha degaanka degmada Boosaaso, kadib ma...

NISA: oo sheegtay in ey gacanta kusoo dhigtay Sufiyaan Taakeeye

Nairobi (KAAB TV) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida ee NISA ayaa maanta gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, (Taakeeye ...

Laftagareen oo laga wacay magaalada Dhuusamareeb xili uu wajahayo cadaadis

Gaalkacyo (KAAB TV) - Xogo dheeraad ah oo aan helnay  ayaa tilmaamaya in madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan M...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News