SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Guddoonka labada Aqal BF oo goordhoweyd gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (KAAB TV) - Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdu...

Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 Shabaab ah + howlgal socda

Addis Ababa (KAAB) War  ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa looga hadlay weerar la sheegay in kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen kol...

R/Wasaare kuxigeenka Somalia Saalax Jaamac ayaa sheegay muhiimada ay leedahy qaadashada ka...

Muqdisho (KAAB TV) - R/Wasaare kuxigeenka Soomaaliya  Saalax Axmed Jaamac, ayaa qaatay kaarka Aqoonsiga dadweynaha, isaga oo sheeg...

Jen. Al-Burhaan oo u duulay Mareykanka xilli dagaalka Sudan uu socdo

NAIROBI (KAAB TV) - Madaxa milatariga dalka Sudan ahna hoggaamiyaha talada dalkaasi haya Jeneral Cabdifataax Cabdiraxmaan Al-Burha...

Jabhada Gacan Libaax oo markale afduub ka geystay Burco

HARGEYSA (KAAB TV) - Rag hubeysan oo ka tirsan Jabhada gacan libaax ayaa gaari nooca raaxada ah waxay ka kaxeysteen bartamaha maga...

Kagame oo sheegay in uu kalaabtay go’aankiisa tartanka doorshada sanadka 2024

KIGALI (KAAB TV) - Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa sheegay inuu mar afraad u tartami doono doorashada madaxtinimada ee ...

Ciidanka Puntland oo mushaar la’aan ah iyo DENI oo iska maqan

Muqdisho (KAAB) Wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in ciidanka maamulkaas ay wajahayaan xaalad mus...

Xasan Sheekh markuu xafiiska joogo xatooyada baahsan maxaa loo arkaa? !!

MUQDISHO (KAAB TV) - Wakaalada Wararka Reuters ayaa saacado kahor daabacday warbixin dheer oo ay ciwaan uga dhigeen: MIDOWGA YURUB...

Wararkii ugu dambeeyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Africa

Cape Town (KAAB TV) - Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa lagu soo waramaay in xalay deegaan hoostaga magaaladaasi la...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News