SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Yuusuf Madaale oo dadka deegaanka Nuur-dugel goob fagaare ah kula hadlay

Nuur-dugle (KAAB TV) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale ayaa boqolaal dadweyne ah iyo ciidamada difaaca shacabka kula ...

Waxaa dib ubilowday dagaalkii gobolka Nagorno-Karabakh iyo Mareykanka oo war kasoo saaray

 Azerbaijan (KAAB TV) - Washington ayaa Talaadadii ugu baaqday Azerbaijan inay hakiso howlgalka militari ee ay ka billowday gobolk...

Muuse Biixi oo magacaabay xubnaha komiishanka xuquuqul Insaanka Soomaaliland

Hargeysa (KAAB TV) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta  wareegto Madaxweyne uu soo saaray ku magacaa...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal udhexeeyo labo Beelood oo kasocdo Galagaduud

Galgaduud (KAAB TV) - Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda magaalooyinka Dhabad iyo Cadaado ayaa maanta k...

Midowga Yurub oo hakiyay maalgalinta xafiiska WFP kadib xatooyo looga shakiyay

New York (KAAB TV) - Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijk...

Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaale uu siin jiray Soomaaliya – musuq dartiisa

Muqdisho (KAAB ) Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijka Cu...

Jen Indha Qarshe “Wasiirka Gaashaandhigga loogama baahna furimaha dagaalka”

MUQDISHO (KAAB TV) - Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa furi...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo kadhacay dowlad deegaanka Soomaalida

JIG-JIGA (KAAB TV) - Dowlad degaanka Soomaalida ayaa lagu soo waramayaa in uu dagaal culus uu ka dhacay  xerada barakacayaasha Qol...

DENI ma wuxuu halis galinayaa Puntland ? – Dood ka jirta GAROOWE

Garoowe (KAAB) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa wajahaya eedaymo kaga  imaanaya xubnaha mucaar...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News