SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Mareykanka oo cabsi xooggan qaba iyo Warbixino digniino ah oo lasiidaayay

New York (KAAB TV) - Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa ka digaya inay jirto khatar aad u sarraysa oo la xidhiidha weeraro ka ima...

Axmed Madoobe oo magacaabay Wakiilka Jubbaland ujoogo dalka Kenya

Kismaayo (KAAB TV) - Wareegto kasoo baxday xalay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa lagu magacaabay wakiil la shee...

Weerarka Ceel-lahelay: Warar hordhac ah iyo khasaare lasoo sheegayo

MUQDISHO (KAAB TV) - Dagaal culus ayaa galabta ka qarxay deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud, kadib markii kooxda Al-Shaba...

Qoorqoor iyo senatoro ka badbaaday dil la soo maleegay iyo khasaraha la ogyahay

WISIL (KAAB TV ) - Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iy...

DEG DEG: Qarax Xooggan oo Caawa kadhacay magaalada Jowhar

JOWHAR (KAAB TV) -  Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada jowhar. Sidoo kale,...

Madaxweyne Laftagareen oo kulamo laqaatay danjiraha UK ujoogo Somalia Mike Nithavrianakis

Baydhabo (KAAB TV) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Dowladda...

Wefdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Laascaanood +UJEEDKA

Laascaanood (KAAB ) ilaa 40 xubnood oo isugu jira wasiiro, Xildhibaanada labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo masuuli...

Mareykanka oo Malaayiin Dollar dul-dhigay Hoggaamiye sare oo katirsan Al Shabaab

Washington (KAAB)  Dowladda Mareykanka ayaa mar kale lacag malaayiin dollar ah dul dhigtay madaxa hoggaamiye katirsan kooxda Al Sh...

Tirada dadkii ku dhintay musiibadii ka dhacday Liibya oo korortay

TRIPOLI (KAAB TV) - Daadadka xooggan ee ku dhuftay dalka Liibiya ayaa dilay in ka badan 6,000 oo qof, iyada oo 10,000 oo qof oo ka...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News