SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciyo muhiim ah

MUQDISHO (KAAB TV) - Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad ...

Xasan Sheekh oo kulamo laqaatay Saraakiisha Ciidanka Gorgor

DHUUSAMAREEB (KAAB TV) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb...

Dowladda oo sheegtay in ey duqeyn kudishay horjoogayaal katirsan Al-Shabaab

Galgaduud (KAAB TV) - Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya saxiibadooda caalamiga ah ayaa weerar qorsheysan ku dilay x...

Axmed Karaash oo baaq ku aadan SSC- Khaatumo udiray dowladda Somalia

GAROOWE (KAAB TV) - Madaxwayne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay...

MUQDISHO oo ku waabariistay qaraxyo ismiidaamin ah

MUQDISHO (KAAB TV) - Baabuur  ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa  lagu weeraray maanta oo Arbaca ah xero Ciidanka Boolis militaaro ...

ATMIS oo war kasoo saartay dhacdadii kadhacday Albaabka hore ee Xalane

Muqdisho (KAAB TV) - War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah fa...

Golaha maamulka SSC oo kudhawaaqay in ey magacaabeen 9 Xoghaye

Laascaanood (KAAB TV) - Maamulka cusub ee Khaatumo State ee dhawwaan lagu dhisay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ay...

Al-Shabaab oo qarax kuxirtay ceel biyoodkii deegaanka Ceelgaras

Ceelgaras (KAAB TV) - Kooxda Al-Shabaab ayaa deegaanka Ceelgaras ee gobolka Galgaduud qarax ku bur buriyeen ceel biyoodkii kuyaall...

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo kadhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (KAAB TV) - Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goordhaw lagu weeraray xero ciidanka xasilinta ee loo yaqaan bo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News