SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo diiday amar kasoo baxay Maxkamadda

Garoowe (KAAB TV) - Maxkamadda sare ee maamul goboleedka Puntland ayaa hakisey xubin ka tirsan guddiga doorashooyinka PEC, kaas oo...

Maraykanka oo Iiraan u fasaxaya $6 billion iyo maxaabiis la is dhaafsanayo

WASHINGTON (KAAB TV) - Xukuumada Maraykanka ayaa qaaday tallaabo ay ugu gogol-xaarayso in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay ...

Saldhig ku yaala Muqdisho oo Al-Shabaab maxaabiis ay kala bexeen

MUQDISHO (KAAB TV) - Warar ay dusiyeen xubno ka mid ah NISA – oo ka howlgala degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ...

OGOW Sheekooyin Dowladdu qarisay oo ka jira Garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO (KAAB TV) - Saraakiisha ciidanka ATMIS ee ku sugan Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa hakiyay dhaqdhaaqa Gar...

Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo kaabiga kuhaya degmada Wabxo

Wabxo (KAAB TV) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa waxaa ay hadda kaabiga ku hayaan degmada Wa...

Ciidaka dalka Kenya oo Qarax lagula beegsaday gobolka Waqooyi Bari ee Kenya

Lamu (KAAB TV) - Ciidamada dalka Kenya ayaa waxaa lala eegtay Qaraxa miino ahaa kaas oo dhulka lagu Aasay ayaa waxaa lala beegsada...

Al-Shabaab oo xalay madaafiic kugaraacday deegaanka Ceel-Lahelay

Galgaduud (KAAB TV) - Dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab ayaa xalay tiro madaafiic ah ku weeraray deegaanka Ceel-Lahelay ee gobalka...

Warakii ugu dambeeyay SSC oo qorsheynaya siideynta Maxaabiista Somaliland

Laascaanood (KAAB TV) - Masuuliyiinta maamulka SSC Khaatumo ayaa la filayaa inay sii daayaan qaar ka mid ah maxaabiistii 25-kii Au...

Ciidanka DFS oo isaga baxay deegaanka Ceelgaras ee Galgaduud

DHUUSAMAREEB (KAAB TV) - Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in caawa isaga baxeen deegaanka Ceelgaras ee   gobol...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News