SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

XOGTA Shirka madasha wadatashiga Qaran & ka qayb galka DENI ee madasha

Dhuusmareeb (KAAB) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wadatashiga Qaran ee ma...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo kahadlay jabkii soo gaaray ciidankooda

Hargeysa (KAAB TV) - Madaxda labada xisbi mucaarad ee ka jira deegaannada maamulka Somaliland ayaa ka hadlay guul-daradii shalay c...

Booliska oo soo saaray go’aan ka hor imaanaya dastuurka & xuquuqda Aadana

Muqdisho (KAAB) Boliiska Soomaaliya ayaa mamnuucay in bannaaanbax Muqdisho lagu qabto wargelin la’aan  sida lagu sheegay war  ka  ...

Ciidanka dadka deegaanka ee SSC-Khaatumo oo lawareegay Goojacadde

Laascaanood (KAAB TV) - Ciidanka SSC ayaa la wareegay taliskii ciidamada Somaliland ee Goojacadde ka dib dagaal culus oo saaka ka ...

Gafafka, hagardaamooyinka iyo khiyaanada Hanti-Dhowre Axmed Guutaale

Waxa Ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa gafafka, hagardaamooyinka, khaladaadka iyo qiyaanooyinka Qaran ee Md. Ahmed Guutaale (Hant...

Maamulka G/Banaadir oo soo saaray amar kusocda Guryaha iyo Garaashyada

Muqdisho (KAAB TV) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir cusub iyo digniin la xariirta xaqiijinta amaanka magaalada...

DAACISH oo albaabada u laabtay goobaha ganacsiga ee Boosaaso

Boosaaso (KAAB) Wararka aan ka helayno – magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda DAACISH ay xanibeen dhaq dhaaq...

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay guddi kamid noqonaya Bankiga Dhexe

Muqdisho (KAAB TV) - Golaha Wasiiradda Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubn...

Shirka madasha ee Dhuusmareeb ka fumaya DENI maka qayb galayaa?

DHUUSAMAREEB (KAAB TV) - Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu ka...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News