SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Afgembi ka dhacay dal kuyaalla Qaarada Afrika

Niger (KAAB) - Ciidamo katirsan milatariga dalka Niger ayaa afgambiyay dowladdii dalkaasi ka jirtay, waxa ayna ciidamadan laaleen ...

Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay Wasiir iyo taliyaal Afrikan ah

New York (KAAB) - Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn adag kusoo rogtay wasiirka gaashaandhigga dalka Mali Col Sadio Camara iyo ...

Dokumentiyo lagu wareejiyey Guddiga Madaxa banaan ee Dastuurka

Muqdisho (KAAB) - Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka xildhibaan, Xuseen Iidow ayaa maanta si r...

Aadan Madoobe oo kulan laqaatay Ergeyga Midowga howlgalka Africa Mohammed El-Amnie

Muqdisho (KAAB) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Sheekh Aadan Max...
00:26:59

𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧: Hirshabelle waxaa ragaadiyay musuqmaasuq, maamul xumo

MUQDISHO (KAAB TV) - Siyaasiga Yuusuf Xasan oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Hirshabelle ayaa shaaca ka qaaday in loo baahan yah...

William Ruto ayaa sheegay in uu diyaar uyahay lakulanka Raila Odinga

Nairobi (KAAB) - Gudaha Dalka Kenya waxaa muddooyinkii lasoo dhaafay ka socday dibad-baxyo rabshado watay oo ay dhigayeen taageera...

Weeraro xiriir ah oo ruxay Koonfur Galbeed Soomaaliya; khasaare ayaa la sheegay

MUQDISHO (KAAB TV) – Weeraro argagaxiso oo xiriir ah ayaa xalay oo Talaado ahayd ka dhacay magaalooyin badan oo ka tirsan maamulka...

Al-Shabaab oo soo bandhigtay askar ay sheegeen inay ka dileen Itoobiya iyo hub

MUQDISHO (KAAB TV) - Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay meydadka askar Itoobiyaan ah oo ay ku dilee...

Labo sarkaal oo lagu tuhmay qaraxii shalay lagu laayey askarta oo la xiray

MUQDISHO (KAAB TV) - Ilo wareedyo dhanka amniga ayaa KAAB TV u sheegay in la xiray labo sarkaal oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News