SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Culimo qaadday tallaabo ka dhan ah dagaalka magaalada Laascaanood

Nairobi (Kaab TV)– Culumada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa isugu timid shir ay ka soo saareen bayaa...

Booliska Puntland oo soo bandhigay rag sameeyey kiis ka yaabiyey

Boosaaso (Kaab TV)– Taliska ciidanka booliska gobolka Bari ee Puntland ayaa shaaciyey in lasoo xiray afar qof oo saacadihii lasoo ...

Laftagareen oo soo bandhigay khaladaad uu ku kacay

Xudur (KAAB ) Saacadihii la soo dhaafay waxaa si wayn loo hadal hayaa hadal uu degmada Xudur ee gobolka Baay ka jeediyay Madaxwayn...

Ciidan ka mid ah ATMIS ee Uganda oo wajahaya Maxkamad + Sababta

Muqdisho (KAAB ) Ciidamo ka tirsan Uganda oo qayb ka ah howlgalka ATMIS ayaa xabsiga la dhigay sabab la xiriirta dagaalkii khasaar...

Maxaa keenay dagaalka culus ee Suudaan dib uga curtay?

Khartuum (Kaab TV)- Dagaal culus ayaa maanta dib uga curtay caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum, kaddib markii uu dhamaaday waqti...

Museveni oo shaaciyay XOG cusub oo ku saabsan weerarkii Buulamareer

Kampala (KAAB ) Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa Sabtidii ku dhawaaqay in 54 askari looga dilay weerarkii Al-Shabaab...

Biden ma saamayn doontaa tartankiisa 2024 da’diisa & kufidiisa badan

NEWYORK (KAAB ) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa kufay oo dhacay ka dib markii uu bixiyey shahaadada ugu dambeysay ee xaflad...

Wasiir Fiqi oo kahadlay khilaafka dowladda federaalka iyo Puntland

Muqdisho (Kaab TV) - Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa mar kale ka hadlay xiisa...

Degmooyin cusub oo kusoo biiray HirShabeelle

Jowhar (Kaab TV)– Shirka Golaha Wasiirrada ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu ansaxiyay degmooyin cusub oo ka mid ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News