SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Warakii ugu dambeeyay ee kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka ee maanta

Muqdisho (Kaab TV)– Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta sameeyay dooda ku aadan wax ka beddalka dastuurka KMG ...

RW Xamza: “Faafinta wararka been abuurka ah waxa ay noqon karaan hub culus oo qatar ...

Muqdisho (Kaab TV)– R/Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamze Cabdi Barre oo maanta shirweyne ka daah-furay magaalada Muqdisho ayaa...

Qarax subaxnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) - Faahfaahino dheerad ah ayaa kasoo baxaya qarax arroornimadii maanta ka dhacay maagalada Muqdisho kaas oo lagu...

Kaba kutukade oo dhaleeceyn yaab leh ujeediyay Xasan Sheekh

Muqdisho (Kaab TV) - Guddoomiyaha Kooxda Al-Shabaab Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade oo Al-Shabaab uqaabilsan gobolka Shabeellaha dhexe...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Turkiga

Ankara (Kaab TV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxwey...

Al-Shabaab oo weerar culus ka fulisay Kenya

Kenya (Kaab TV)– Warar dheeraad ah oo ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay saacadihii lasoo dhaafay wee...

Mooshin muddo kororsi ah oo berri la hor geynayo xildhibaanada golaha shacabka

Muqdisho (Kaab TV)– Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri la isugu yeeray si la hor geyo mooshin wax...

Mareykanka oo War kasoo saaray duqeyn uu ka fuliyay Jubbada Hoose

Muqdisho (Kaab TV) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay kadib markii codsi ka yimid Dowladda Federaalk...

Cumar Cabdirashiid oo fashiliyay qorshe ay madaxda dalka damacsan yihiin

Muqdisho (Kaab TV)– R/Wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ka hadlay heshiiskii golaha wadatashiga qara...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News