SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Waa maxay sababta loo xiray bogga Facebook ee Cali Yare Cali?

Muqdisho (Kaab TV)– Waxaa hawada laga saaray bartii Facebook ee guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda gobolka Bana...

Xamze & Mahad Gedo waxba kama taraan: Xogta NISA ee duulimaadka + Khilaafka

Muqdisho ( KAAB ) Duulimaadka diyaaradaha Degmooyinka GEDO ayaa dhawr maalin hakad uu ku jiraa taas oo saameysay dadka ku nool dee...

Faa’idada Soomaaliya ugu jirta ku biirista Dallada Bulshada Bariga Afrika

Muqdisho (KAAB ) Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaantay aqba...

Habow Siyaasadeed – Hassan Sheekh – Waa nin hal seegtay.

Muqdisho (KAAB ) Xasan Sheekh Maxamuud oo talada dalka jooga sanad & bilooyin ayaa ku gudbi waayay dhawr jidgooyo siyaasadeed ...

Isbahaysiyo ka abuurmaya Puntland si loo dhabarjabiyo DENI

Garoowe (KAAB ) Iyadoo deegaano ka  mid ah maamulka Puntland ay ka jiraan guuxa ka dhashay doorashooyinka Golaha deegaanka ayaa ha...

AARAN- JAAN mooyaanee , Geeddi Caano leh baa loo guuray oo la degay !

Garoowe (KAAB ) Geeddi Caano Leh! Ummaddu waa dhaqaaqday waxayna degtay rug raali lagu wada yahay rabina lagu sugo! Xuquuq ka ...

Jabkii Ciidanka Uganda ka dib yaa haysta Buulamaree Sh. Hoose ?

Buulamareer (KAAB ) Laba – weerar oo is xig xiga ayaa ka dhacay todobaad gudahiisa degmada Buulamareer ee Shabeellaha hoose , halk...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Jubbaland & Garaadada SSC?

Muqdisho (Kaab TV) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay kamid noqoshada Ururka EAC

Muqdisho (Kaab TV) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga r...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News