SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Al-Shabaab oo xaalad amni darro ah ka abuurtay waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar

Jowhar (Kaab TV) - Kooxda Al-Shabaab ayaa xaalad amni darro ah ka abuurtay waddada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo Jowhar kadib m...

Cumar Cabdirashiid oo fariin udiray Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Kaab TV) – R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke ayaa maanta markale si adag uga hadlay ...

Golaha Wasiirada oo war kasoo saaray shirkii golaha wadatashiga Qaran

Muqdisho (Kaab TV) - Golaha Wasiirada Xukuumada federaalka Soomaaliya oo maanta kulan kuyeeshay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soom...

Wararkii ugu dambeeyay Laascaanood oo maanta madaafic lagu garaacay

Laascaanood (Kaab TV) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic maanta lagu garaacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolk...

Al-Shabaab oo markale weerartay xero ey dagan-yihiin ciidanka ATMIS

Qoryooley (Kaab TV) - Fahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in xalay markale Al-Shabaab w...

Xiisada udhaxeysa Mareykanka iyo Shiinaha oo cirka isku shareertay

Washington (Kaab TV) - Saraakiisha difaaca hawada Mareykanka ayaa sheegay in sara ukac uu kuyimid daadaansi ay sheegen in uu kaga ...

GEDO: Itoobiyan-ka oo dadaal ugu jira in la furo duulimaadyada

Garbahaaray ( KAAB ) Gobolka Gedo degmooyin ka mid ah waxaa ka socda dadaalo lagu doonayo in dib ay u furmaan duulimaayda Muqdisho...

Ciidan amni suga la yiri oo haddana dadka dhibaataynaya !

Muqdisho (KAAB ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxa ay ka bilaabeen howlgal ay sheegeen...

Dowladda Ruushka iyo dowladda Soomaaliya maxay kuwada heshiiyeen?

Muqdisho (Kaab TV) - Waxaa socdo dadaalo lagu hagaajinaayo xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ruushka kadib markii uu Wasiirka ar...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News