SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Kooxda Wagner oo la wareegtay magaalo muhiim u ah milatariga Ruushka

Moscow (Kaab TV) - Kooxda Calooshood-u-shaqaystayaasha ee Wagner ayaa la sheegay inay qabsadeen magaalladda Rostov-on-Don oo ah ma...

Shacab ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose + dadka dhaawac oo la soo qaaday

Marka (KAAB ) Inta la xaqiijiyay shan qof ayaa ku geeriyooday  shan iyo toban kalena qarax  ka dhacay deegaanka Bariiri ee goboolk...

40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha Talyaaniga

Roma (KAAB ) In ka badan 40 qof  la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaanig...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo dib uga qarxay magaalada Laascaanood

Laascaanood (Kaab TV) –  Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa lagu soo waramayaa in haatan dagaal culus uu ka socdo ...

Ruushka oo galay Xaalad adag iyo Milatariga dalkaasi iyo Wagner oo isku dhacay

Moscow (Kaab TV) - Hogaamiyaha calooshood u shaqeystayaasha Ruushka Yevgeny Prigozhin ayaa sheegay in dagaalyahanadiisa Wagner ay ...

Shiinaha oo ka hadlay dagaalka Laascaanood xili ay isku dhacsan yihiin Somaliland

New York (Kaab TV) - Shiinaha ayaa golaha ammaanka ee QM dhexdiisa kaga hadlay arrimaha Soomaaliya xili ay isku dhac yihiin Somali...

UK oo ku bogaadisay beesha caalamka inay taageero caalami ah siiyaan Soomaaliya

Ingiriiska (Kaab TV) - Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay taageersan tahay horumarka Soomaaliya ay ka sameyneyso isbedelada dh...

Nin Soomaali ah oo 64 Sanno jir ah oo dil ka geestay Dalka Canada iyo Booliiska oo qabtay

Toronto (Kaab TV) - Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka dhacay dil ay aad uga argagaxeen Soomaalida kunool dalkaasi, waxaan...

Samafale muddo 30 sanno ah gaarigiisa kusoo galbiya xujeyda Makka kusii jeeda

Arar (Kaab TV) - Abaal uu Eebbe weyne ka rabo awgeed, nin Sucuudiga u dhashay ayaa soddonkii sannadood ee lasoo dhaafay wuxuu xuje...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News