SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Iran oo sii deynaysa 22 kun oo maxaabiis ah kadib cafis u fidiyay Ayatollah Ali Khamenei

Tehran (Kaab TV)– Iran ayaa Isniintii ku dhawaaqday in hoggaamiyaha sare ee dalkaasi uu cafis u fidiyey in ka badan 22,000 oo qof ...

DF oo war kasoo saartay arrin xiisad cusub ka abuurtay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray tallaabadii shalay xiisadda ka abuurtay Muqdish...

Qorshaha safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Asmara oo la shaaciyay

Asmara (Kaab TV)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay galinkii dambe gaaray m...

FAAHFAAHIN Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Baardheere & masuuliyiin..

Baardheere ( KAAB ) Qarax baabuur ayaa aroornimadii hore ee saaka lagu weeraray guri ay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ka dega...

Siyaasiyiin kusii qulqulaya gobolka Gedo kadib go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh

Baardheere (Kaab TV)– Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in magaalada Baardheera ay ka dageen siyaasiyiin horleh,...

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista dastuurka

Muqdisho (Kaab TV)– Golaha Aqalka Sare ayaa maanta ansixiyay xubnaha guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuur...

Mucaarad Puntland oo ganafka ku dhuftay wareegto uu soo saaray Saciid Cabdullah Deni

Garoowe (KAAB ) Guddoomiyihii hore ee guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa sheegay in aanay suuragal ahayn waq...

Baydhabo iyo qaban – qaabada shirka madasha wada-tashiga Qaran

Baydhabo (KAAB ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , waxaa  lagu wadaa in lagu qabto shirka madasah wada- tashiga Qaran ee madaxd...

La Taliye Sare oo Madaxtooyada KGS ah oo loo magacaabay.

Baydhabo (KAAB ) Madaxweynaha  Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dr Maxamed Ibraahim Ali (Bilaal) U-Maga...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News