SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday labo wasiir, kuwa kalena magacaabay.

Jowhar (Kaab TV) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta soo saaray laba wareegto oo is xigx...

Macallimu oo ‘arrin fajac ah kusoo arkay’ mid kamid ah saldhigyada Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimu oo ka tirsan Golaha Shacabka oo booqday mid kamid ah saldhigyada Boolis...

Faahfaahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay qaybo kam...

DEG DEG: Qarax kadhacay magaalada Muqdisho.

Qarax ayaa hada kadhacay Degmada xamar weyne gaar ahaan afaafka hore ee shirkada Dhabshiil. qaraxa ayaa lasoowarinaayaa in lagu...

Qatar oo dhaarisay ra’iisul wasaare cusub – waa kuma?

Doha (Kaab TV) – Diblomaasiga ugu sarreeya Qatar ayaa maanta loo dhaariyey ra’iisul wasaaraha dalka, isaga oo beddelaya xubin kale...

Sheekh Shariif oo mar kale soo saaray digniin culus

Muqdisho (Kaab TV)– Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markale ka hadlay qorshaha muddo kororsiga dowladda...

Dhacdo sababtay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dhacdo sababtay dhimasho iyo dhaawac oo...

Gobolka Banaadir miyuu wax ka qaban la’ayahay amniga & maandooriyaha

Muqdisho (KAAB) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaalo uu ku doonayo inuu wax kaga qaybto dhibaatada faraha badan eek a jira ...

Shilgaari oo sababay dhimasho & dhaawac oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (KAAB) Shil-gaari oo sababay dhimasho  iyo dhaawac ayaa maanta oo Khamiis ah ka dhacay Degmada Karaan ee magaalada Muqdis...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News