SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Qodobada ka soo baxay shir Isimada SSC ay ka wadeen Garoowe .

Garoowe (KAAB  ) Magaalada – Garowe ee xarunta maamulka Puntland  wax aka soconayo kulamo ay leeyihiin ismidama  gobolada Sool , S...

DFS oo AS oo isku go’aan ka qaatay cayaal-weerada iyo kuwa maandooriyaha iibiya

Muqdisho  (KAAB ) Shir ujeedkiisu ahaa ka wax ka qabashada dhibaatada moondooriyaha iyo cayaal-weerada ayaa lagu qabtay magaalada ...

Dilal & Weeraro ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (KAAB ) magaaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dilal iyo weeraro ay fuliyeen koox hubaysan oo la rumaysan yahay in ay ka tir...

Puntland oo iska diiday taageerida sharci cusub oo la xiriira khayraadka

Muqdisho (KAAB ) Dowlad – goboleedka maamulka  Puntland ayaa war ka soo saartay taageero la sheegay in wadamada deeqaha bixiya ay ...

Koox Cayaal- Weera ah oo weerar – bambaana ah lagu qaaday

Muqdisho (KAAB ) Wararka KAAB  uu ka helayo degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas laga maqlayay caawa da...

Laftagareen & Dr siyaasiga Dr Maxamed Ibraahim Bilaal oo kulan leh & ujeedka

Baydhabo (KAAB ) Dr Maxamed Ibraahim Bilaal oo mid ah siyaasiinta deegaanada Koonfur – Galbeed  ayaa maanta ka degay magaalada Bay...

TAREENKA Xasan Sheekh oo laga daadanayo !!

Muqdisho (KAAB  ) 11- Bil ayay jirtaa Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud , waxaana sanad wax ...

Maxay ka wada- hadleen Mareynkanka & Odayaasha SSC

Laascanood (KAAB  ) Magaalada Laasacnood ee gobolka Sool maanta waxa kulan ku yeeshay xubno ka  kala socda isimada gobolada Sool ,...

Xamse Cabdi Barre ‘’ Lama aqbalayo dilalka ka dhacaya Muqdisho ‘’

Muqdisho (KAAB  ) Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin falalka amni darro ee ka jira magaalada Muqdisho...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News