SO | EN

SO | EN

Wararkii Ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaalka ka socda LaascaanoodDhinacyada dagaalamaya ayaa waxaa soo kala gaaray sida waraku ay sheegayan khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lamana oga Tirada Rasmiga ah ee ka geeriyootay kana dhaawacantay Ciidanka Somaliland iyo kuwa degaanka balse Dadka shacabka ah ee degan Xaafadaha Laascaanood ayaa waxyeelo ay ka gaartay madaafiicda lala beegsanayo Xaafadaha Magaaladaas. Dagaal xooggan ayaa ka socda Hareeraha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dagaalkaas oo u dhexeeya Ciidamadda Somaliland iyo kuwa degaanka ayaa galay maalintii 9aad oo xiriir ah. Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dagaalamayaan duleedka Magaalada Laascaanood balse waxaa Xaafadaha Magaaladaas ku dhacaya Madaafiic Xooggan.

|

Dhinacyada dagaalamaya ayaa waxaa soo kala gaaray sida waraku ay sheegayan khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lamana oga  Tirada Rasmiga ah ee ka geeriyootay kana dhaawacantay Ciidanka Somaliland iyo kuwa degaanka balse Dadka shacabka ah ee degan Xaafadaha Laascaanood ayaa waxyeelo ay ka gaartay madaafiicda lala beegsanayo Xaafadaha Magaaladaas.

Dagaal xooggan ayaa ka socda Hareeraha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Dagaalkaas oo u dhexeeya Ciidamadda Somaliland iyo kuwa degaanka  ayaa galay maalintii  9aad  oo xiriir ah.

Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dagaalamayaan duleedka Magaalada Laascaanood balse waxaa Xaafadaha Magaaladaas  ku dhacaya Madaafiic Xooggan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News