SO | EN

SO | EN

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Gaza.

|

GAZA(KAAB TV)- Weerar culus oo Israa’iil ay ku qaadday Gaza ee Rafah ayaa dilay ugu yaraan toddobo falastiiniyiin ah, taas oo tirada dhimashada ka dhigaysa maalin kale oo duqeymo aan kala joogsi lahayn ilaa 27. Ugu yaraan 10 ka mid ah dhibanayaasha waa carruur.
Sarkaal ka tirsan Xamaas Khalil al-Hayya ayaa sheegay in kooxda Falastiiniyiinta ay dib u eegis ku sameynayaan hindise xabbad-joojin cusub oo Israa’iil ah, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil uu sheegay in duullaanka la qorsheeyay ee Rafah “la hakin doono” haddii heshiis maxaabiis isdhaafsi ah la gaaro.

Ugu yaraan 34,388 falastiiniyiin ah ayaa dilay 77,437 kalena waa lagu dhaawacay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii October.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News