SO | EN

SO | EN

Warbixin: Ciriiriga ka jira Muqdisho iyo kororka mootada bajaajta

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Muqdisho waxay la daala dhacaysaa ciriiri ka taagan waddooyinkeeda, iyadoo ay sii kordheen tirada mootooyinka bajaajta oo hadda ah gaddiidka ay dadweynuhu adeegsadaan ee ugu badan, meeshana ka saaray gawaarida kale ee dadweynaha.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News