Muqdisho (KAAB TV) – Gawaarida ay inta badan adeegsadan dadweynaha ee loyaqaano PL-ka ayaa sanadihii dambe noqday kuwa sii dabar go’aya, kaddib markii cariiri dhanka suuqa ah ay kala kulmeen gadiidka looyaqaano Mooto Bajaajta.
Kaabtv ayaa lakulantay mid kamid wadayaasha gadiidka dadweynaha ee PL-Ka kaas oo uga warbixiyay dabar go’a xiligan ku yimid gawaarida PL-ka iyo sababa keenay.