SO | EN

SO | EN

Warbixin: Liiska dalalka qeybta ka ah howlgalka AUSOM ee Soomaaliya iyo wadamo cusub oo qeyb ka ah

|

Muqdisho (KAAB TV) – Lataliyaha ammniga Qaranka ee madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay tirada waddamada sanadkan qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee AUSOM.

Sidoo kale, lataliyaha ayaa sheegay wadanka doorka lasiiyay iyo mid kasta tirada ciidamada kaga qeyb qaadanaya howlgalka AUSOM ee Sanadkan 2025.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News