Muqdisho (KAAB TV) – Bulshada Muqdisho ka aragti dhiibtay sidii ay udhacday xafladii Mss Africa oo ay qeyb ka aheyd gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Caasho Cismaan Iikow oo deegaan ahaan kasoo jeeda deegaannada maamulka Koonfur Galbeed, taas oo horey ugu guuleysatay tartanka quruxda ee Soomaaliya ee Mss Somalia, balse hadda lagaga guuleystay tartanka Mss Africa.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.