Afgooye (KAAB TV) – Tababar ay soo qaban qaabisay Hay’adda Baraarug Campaign oo ah madal ka shaqeysa xoojinta dhalinyarada iyo haweenka ayaa maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Sidoo kale, tababarka ayaa ku saabsanaa sidii dhalinyarada iyo haweenka ay u heli lahaayeen waxbarasho siman oo ay uga faa’ideysan lahaayeen aqoontooda.

