SO | EN

SO | EN

WAREYSI: Caafimaadka xoolaha Soomaaliya, dhaqashadooda iyo abuurka dalagga ay quutaan

|

KISMAAYO (Kaab TV) – Xoolaha nool ayaa laf-dhabar u ah dhaqaalaha iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed, maadaama ay kaalin weyn ka qaataan quudinta, dhaqaalaha iyo isku filnaanta qoysaska Soomaaliyeed.

Si kastaba ha ahaatee, caafimaadka xooluhu waxa uu door muhiim ah ku leeyahay wax-soo-saarkooda, abuurka dalagga ay cunaan iyo guud ahaan badqabka bulshada ku tiirsan. Wareysigan gaarka ah, waxaan ku eegaynaa caafimaadka xoolaha Soomaaliya, xaaladda dhaqashadooda iyo saamaynta ay ku leeyihiin abuurka dalagga.

𝐃𝐫. 𝐂𝐮𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧, oo ah khabiir ku takhasusay caafimaadka xoolaha, ayaa arrimahaas uga warramay 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐊𝐢𝐥𝐚𝐬.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News