SO | EN

SO | EN

WAREYSI: Xaaladda Gobolka Gedo, Colaaddii Luuq iyo diidmada Ciidamada Egypt

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Xaaladaha bani’aadannimo ee ka dhashay abaaraha iyo fatahaadaha ayaa saameyn daran ku yeeshay bulshada gobolka Gedo ku dhaqan, halka degmada Luuq la isku dayay in la xalliyo dagaallo u dhexeeyay maleeshiyaad beeleed halkaas ku wada nool.

Colaadda Luuq oo hadda heshiis laga gaaray, ayaa sabababtay inay barakacaan dad ka badan 700 qoys bilishii la soo dhaafay.

Waxaa sidoo kale muuqata diidmo xooggan oo ku saabsan qorshaha lagu keenayo ciidamo Masar si ay u bedelaan kuwa Itoobiya, taasoo maamulka gobolka Gedo iyo dadka deegaanka ay si adag kaga biyo diideen.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News