SO | EN

SO | EN

WAREYSI: Xaaladda siyaasadeed Koonfur Galbeed Soomaaliya – Muuse Maxamed

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed ayaa beryahan cakirneyd iyadoo uu jiro khilaaf u dhexeeya maamulka Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen iyo qaar ka mid ah musharrixiinta siyaasadda.

Muuse Maxamed Cabdullaahi, oo ah Maareeyihii Hore ee Garoonka magaalada Baraawe oo Wareysi Dhinacyo Badan taabanayo uu Ssiyay Kaab TV ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee KGS, caqabadaha heysto, dhismaha Dooy Shabeelle, iyo siyaasadda Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News