SO | EN

SO | EN

Warsheekh: Magaalo xeebeed taariikh ku leh dalxiiska, kalluumeysiga iyo diinta lehna maamul la doortay

|

WAR SHEEKH (KAAB TV) – Todobaadkan Kaab TV Safar aan ku tagnay magaalada Warsheekh ee gobolka shabeelaha dhexe oo aan ugu kuurgalaynay xaalada gaarka ah ee magaaladan miyiga ah.

Degmada Warsheekh ayaa ah degmada kaliya ee nasiib u heshey in si toos ah loo soo doorto xildhibaanada golaha deegaanka iyo guddoomiyaha degmada labada jeer.

Ka sojow maamulka, waxaa magaaladan lagu yaqaan bilicda soo jiidashada leh ee dalxiiska, kalluumeysiga iyo taariikhda dhanka diinta.

Haddaba sidee degmadan yar ee Shabeelaha Dhexe ku taalla ugu badbaadday caqabadihii soo maray sanadihii lasoo dhaafay.

Guddoomiyaha degmada Maxamed Xasan Mataan ayaa Kaab TV u waramay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News