SO | EN

SO | EN

Wasaaradda deegaanka Puntland oo mamnuucday xaalufinta dooxooyinka iyo Cawska

|

Garoowe (KAAB TV) – War kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland, ayaa lagu sheegay in la joojiyo  xaalufinta dooxooyinka iyo goynta cawska dabiiciga ah, iyadoo lagu saleynaayo xeerarka ilaalinta deegaanka.

Sidoo kale, wasaaradda Deegaanka ayaa ku amartay hay’adaha ay khusayso awaamiirtan in ay tallaabo ka qaadayaan cid kasta oo ku hawlan falalkan sharci-darrada ah, si loo sugo deegaan waara iyo nolol caafimaad qaba.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News