SO | EN

SO | EN

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee JFS oo dacwad u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

|

MUQDISHO (Kaab TV) -Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee JFS ayaa dacwad sharci ah u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taas oo ka dhan ah xubno ka tirsan Guddiga Olombikada Soomaaliyeed .Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaalka Wasaaradda ee lagu ilaalinayo nidaamka iyo sharciga isboortiga dalka, kadib markii la helay xog muujinaysa falal lala xiriirinayo musuq ,tahriibin iyo ku takri-fal awoodeed oo dhanka Isboortiga ah.
Magacyada xubnaha dacwadda loo gudbiyay waxaa ka mid ah guddoomiyaha Guddiga, ku xigeenkiisa, xoghayaha guud iyo kaaliye xoghayaha, ayagoona mari doona habraaca sharciga dalka.

HOOS KA DAALACO WAR SAXAAFADEEDKA

Waxay noqon kartaa sawirka khariidad, tigidhka qeybta jeexan iyo qoraal

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News