SO | EN

SO | EN

Wasaaradda Qorsheynta oo daahfurtay qiimeynta mashaariicda dalka

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee DFS ayaa sheegtay inay maanta daahfurtay barnaamijka qiimeynta mashaariicda dalka ka socota, oo gaaraya in ka badan hal bilyan oo doolar.

Barnaamijkan oo ahaa tababar ayaa la sheegay inay aragtiyo isku weydaarsanayaan dowladda iyo hay’adaha caalamiga ee Soomaaliya ka hawlgala.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News