Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka tamarta iyo biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Wasiir Bidhaan oo ka qeyb madal lagu soo badhigaayay buugaag uu qoray Sheekh Maxame Idiriis, kaas oo ku ka qoray hoggaaminta wanaagzan ee madaxweyne Erdogan, ayaa ka hadlay tariiqdka isaga iyo Sheekh Maxmed Idiriis.
Isagoona xusay in Sheekha uu kamid ahaa dadkii aas-aasay Al-itaxaadkii, oo markii isaga cararay Muqdisho ee Kismaayo aaday, isagoona wasiirka xusay in kasoo baxay mucaskarkii Ibraahim Afgaan.