Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka ammniga DF oo Muqdisho jiraa’iid ku qabtay ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka xiligan kujiro, isagoona sigaar ah uga hadlay xaalada ka taagan deegaannada gobolka Gedo, halkaas oo DF iyo Jubbaland isku hayaan.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.