SO | EN

SO | EN

Wasiir Roobow “Marhoraan towbad keenay maantana waan ku celiyay ee ii sacbiya”

|

Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan xaaladda dalka iyo lacagaha baada ee kooxda Al Shabaab ka qaadaan ganacsatada.

Sidoo kale, Abuu Mansuur oo suáallo laga weydiiyay arrimaha kooxda Al Shabaab ayaa sheegay in uu ka towbad keenay kamid ahaanshihii kooxda Al Shabaab, waxa uuna xusay in ilaahey ka baryo mar kasta in uu ka cafiyo dambigii uu galay intii uu Al Shabaab kamid ahaa.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News