Muqdisho (KAAB TV) – Mid kamid mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya Cabdulqaadir Jeylaani ayaa sheegay in wasiirka ammniga Soomaaliya Cabdullaahi Fartaag uu isku dayay wax ka badan 10 jeer in uu dilo, kaddib markii ciidamada DF ee ka howlgala gobolka Gedo ay dhowr jeer weerar toos ah ku qaadeen isaga sida uu hadalka udhigay Xildhibaanka.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.