MUQDISHO (Kaab TV) – Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdifataax Barre ayaa ka qeybgalay munaasabadda 7-guurada Madasha Dhallinyarada Gobsoor oo xalay ka dhacday magaalada Muqdisho.
Copyright © 2024 Kaab TV – All Rights Reserved.