SO | EN

SO | EN

Wasiirka Maaliyadda Puntland “waxaan soomarnay waqti ganacsatadena lacagta ay barkinta hoosteda gishan jireen”

|

Garoowe (KAAB TV) – Waxaa  maanta magaalada Garoowe ka furmay shirki bangiyada Puntland, waxaana shirkaan maanta furay madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, shirka ayaana looga hadlay sidii loo horumarin lahaa bangiyada ka howlgala Puntland.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News