Waxaa jira askari 20 sano ka hor la qoray oo weli ah dable, halka uu jiro askari 4 sano ka hor la qoray oo gaashaanle ah.
Taas waxay ku tusinaysaa in nidaam iyo xeer midna aan lagu dhaqmin.
Xildhibaan Faaiso Jeyte oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aan lagu dhaqmin xeer iyo shuruuc muddo 4 sano ah oo ay xukuumaddani talada haysay. Askari 4 sano ka hor la qoray oo maanta gaashaanle ah—taasi waxay ku tusinaysaa in aan lagu dhaqmin dastuurka iyo xeerarka dalka.

