Muqdisho (KAAB TV) – Guud ahaan suuqyada lagu iibiyo khaadka laga keeno dalka Kenya ee looyaqaano Miiroga ayaa gabi ahaan hakad galay muddo kudhow isbuuc, kaddib markii Df ay hakad galisay khaadka ka imaan jiray sababo laxiriira siyaasadaha labada dal.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.