SO | EN

SO | EN

Waxaa sii badanaya dilalka dadka shacabka ay u geysanayaan qaar ka mid ah askarta dowladda Soomaaliya

|

MUQDISHO: Waxaa sii badanaya dilalka dadka shacabka ay u geysanayaan qaar ka mid ah askarta dowladda Soomaaliya ee gudaha magaalada muqdsiho.
Sidoo kale, shalay ayey aheyd markii askari ciidanka dowladda Soomaaliya, qeybtooda nabad galyada waddooyinka ee Taraafiko uu dil bareer ah ugeystay wiil dhallinyaro ah oo ku shaqeysanayey Mootto Bajaaj.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News