SO | EN

SO | EN

” Waxaan shacabka ka codsaneynaa in ay u dulqaataan xaaladda adag.” Guddoomiye Amiir.

|

Muqdisho (KAAB TV) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimada Muqdisho Maxamed Amiir oo booqasho kutagay maanta qeybo kamid meelihii uu saameynta xooggan uu ku yeeshay roobkii xooggaanaa ee ka da’ay magaalada Muqdisho, isagoona ka warbixiyay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News