SO | EN

SO | EN

WAXBA NOOMA HARIN: Qaar ka mid ah dadkii hantidooda ku waayay Suuq Bacaad oo sheegay khasaaraha

|

Muqdisho (KAAB TV) – Dab xooggan oo khasaare geystay ayaa ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho kaas oo sababay khasaare hantiyeed oo baaxad leh

Dabku wuxuu si degdeg ah ugu fiday qaybo badan oo suuqa ka mid ah, iyadoo halkaas ay ku burbureen hanti badan oo ay lahaayeen ganacsato yaryar.

Suuq Bacaad ayaa ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa 30kii sano ee la soo dhaafay gubtay marar badan kuwaasoo geystay khasaarooyin malaayiin dollar gaaraya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News