SO | EN

SO | EN

Weerar qaraxyo ku bilowday oo saaka AS ay ku qaaday Awdheegle.

|

Awdheegle  (KAAB TV) –Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xoogan oo qaraxyo ku billowday oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen gudaha degmada Awdheele ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana xigay dagaal culus oo toos ah.

Xoogaga Al-Shabaab ayaa gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay ku beegsaday sadhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin halkaas, waxaana kadib sidaas ku qarxay dagaal foolka fool ah oo u dhexeeyay labada dhinac.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in weerarka qaraxyada iyo dagaalka ay ka dhasheen khasaare xoogan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, balse aan weli la caddeyn karin inta uu gaarsiisan yahay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News