SO | EN

SO | EN

Xarigga suxufiyiinta iyo ahmiyadda xorriyatul qawlka Somaliland

|

HARGEYSA (Baraarug) – Somaliland iyo Somalia, suxufiyiintu waxay marar badan wajahaan xarig sharci-darro ah iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo.

Ficilladan waxay ku xad-gudbaan xuquuqda aasaasiga ah ee muwaadiniinta waxayna khatar weyn ku yihiin xorriyadda saxaafadda, taas oo laf-dhabar u ah dowlad-wanaagga iyo dimuqraadiyadda.

Maxay xorriyadda hadalka muhiim ugu tahay caddaalad iyo dowlad dhis wanaagsan?

Sideese loo joojin karaa xarigga sharci-darrada ah ee suxufiyiinta?

Waxaa shaaraxaysa garyaqaan Hodan Maxamed Cali, oo ka shaqaysa gudaha Somaliland.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News