MUQDISHO (KAAB TV) – Dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda wajaheysa mucaaradkii ugu adkaa iyadoo muddo labo sano aan dhameysan xukuumaddiisu.
Xasaradaha ayaa laga cabsi qabaa inay sii adkaadaan haddii sida muuqata uu madaxweyne Xasan dhegaha ka fureysto baaqyada mucaaradka ka imaanaya.