MUQDISHO (KAAB TV) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa la rajeynayaa inay isku arkaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Xasan Sheekh Maxamuud iyo Abiy Axmed ayaa ka qeybgali doona shir goboleed ka dhici doona magaalada Nairobi.