MUQDISHO (KAAB TV) – Xaalado siyaasadeed oo kacsanaan ah ayay Soomaaliya gashay ka dib markii barlamaanka Soomaaliya uu ku dhaqaaqay tallaabo kale oo dalka kala qeybin karta.
Ansixinta qorshaha barlamaanka ee bedellida dastuurka ayaa ah arrin weyn oo muran badan dhalisay.
Haddaba, sidee ayuu Xasan Sheekh u maareyn doonaa culayska siyaasadeed?